Dagaal culus oo ka qarxay magaalada Laascaanood iyo Somaliland oo War kasoo saartay

Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada maamulka Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka ayaa saakay dib uga qarxay duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, halkaas oo ay muddooyinkii dambe isku hor fadhiyeen labada dhinac. Sida aan wararka ku heleyno dagaalka saakay ka socda duleedka magaalada Laascaanood ayaa ah mid aad u xooggan, waxa ayna labada … Continue reading Dagaal culus oo ka qarxay magaalada Laascaanood iyo Somaliland oo War kasoo saartay